Ugaaska Beesha Murusade & ergo uu horkacayo oo gaaray Dhuusamareeb (Sawirro)

Wafdi uu horkacayo Ugaaska beesha Murusade Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracade oo saaka ka dhoofay Muqdisho ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Ugaaska ayaa hogaaminaya ergada beesha Murusade uga qeyb galaya shirka dib u heshiisiinta Galmudug ee dhowaan ka furmaya magaalada Dhuusamareeb, kaasoo ay qaban-qaabadiisa wado Dowlada Somalia. Masuuliyiin ka ka tirsan … Continue reading Ugaaska Beesha Murusade & ergo uu horkacayo oo gaaray Dhuusamareeb (Sawirro)